X

Xaaji Daahir Cilmi oo ka mid ahaa odayada sida weyn loo yaqaan gobolada Awdal oo Boorama ku geeriyooday

Allaha u naxariistee waxa maanta Boorama ku geeriyooday Xaaji Daahir Cilmi oo ka mid ahaa sida weyn looga yaqaan gobolada Awdal. Xaaji Daahir Cilmi ayaa ka soo shaqeeyay nabada xilligii SNM xasuuqa ka gaysatay gobolada Awdal wuxuuna ka mid ahaa caaqilada lagu xasuusto dejinta colaadaha.

Xaajiga ayaa la filayaa in isla maaanta lagu aaso Boorama waxaanan leehay inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun. Waxaanan tacsida u diraynaa ehelada iyo qoyska uu ka baxay Xaaji Daahir Cilmi.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.