Waxaad halkan ka daawan kartaa sawiro muujinaya sida uu ku soo baxay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cumar Carte. Doorashadan ayay ka muuqatey musuq baahsan.
Odayada dhaqanka ee soo xulaya xildhibaanada ayaa codsaday in amaankooda la ilaaliyo iyadoo ka cabsi qaba in lagu toogto xarunta doorashada ee hadda loo daayay xarunta gaadiidka.
Doorashada Maxamed Cumar Carte ayaa u muuqatey mid show oo kale ah oo musharaxa kale hore u ogaa in aanu helayn.
Maxamed Cumar Carte oo ku soo baxay kursiga aqalka hoose.

C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay