12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Raiisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo eryay wasiirkii waxbarashada iyo sababta

Raiisal Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa eryay wasiirkiisii waxbarashada oo shalay soo saaray warbixin ku saabsan heerka waxbarashada dalka oo hadda noqotey meel laga xoogsado ayadoo caruurta aan waxba la barin.



Wareegtadan kasoo baxday xafiiska Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa xilkan sii heynaya wasiiru dawlaha Wasaaradda Waxbarashada Mudane C/raxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabir.



Ku simaha Wasiirka ahna Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Xildhibaan Aadan Isxaaq Ali ayaa Warbaahinta Qaranka ka akhriyey Digreetadan.

Eryida wasiirka ayaa keentay asagoo keenay Khalkhal dhinaca jaamacadaha ah sheegayna inayna jirin jaamacad ay aqoonsan yihiin.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS