X

Rasaas teelteela oo welli laga maqlayo Guriceel

Ayadoo ay jirtey xabad joojin shalay iskeed u dhaqan gashay ayaa wararkii u dambeeyay ee ka imaanaya Guriceel ay sheegayaan in rasaas teelteela ay ka socoto qaybo ka mida magaalada.


Waxa la kala saaray ciidanka dawlada iyo kuwa maamulka Galmudug ayadoo la sheegayay in kuwa Galmudug ay ku jiraan dhaqsiyaad taabacsan Ahlusunna siday doontaba ha noqotee.


Kooxda Ahlu suna ayaa waxay rasaas iyo gurmad ka helaysaa maamulka Butlaan ee Siciid Deni ayadoo qorshaha horjooge Siciid Deni ay tahay inuu kaga takhaluso maamulka Galmudug.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.