X

Horjooge Muuse Biixi oo diyaarad tartan kula jirtey qoyskiisa hawada ka saaray

Horjooge Muuse Biixi ayaa shalay sheegay inuu hawada ka saaray diyaarada flydubay oo dadka badankiisa qiimo jaban ku qabeen laakiin suuqa ka saartey mid sodogii u xidhan sida uu sheegay hal abuur kujare.


ā€¯Waxaan la soconay inay muddo 2 sanno ah ay labada diyaaradood ee hawada ka maqnaayeen laakiin keliya la fasaxay si cod looga helo bariga Burco taas waa lawada ogyahay ayuu yidhi hal abuur kujare.


Muuse Biixi laba diyaaradood oo keliya ayuu sheegay ee meeday tii Itoobiya iyo kuwa kale waa la ogyahay cida ka masuula ee ay u xidhan yihiin. Si kastaba ha ahaatee qabyaalada Muuse Handaraab ayaa cirka gaadhay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.