November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Raxmada EEBE oo u da’day gobolo ka mida Woqooyiga Somaliya

Raxmada EEBE ayaa u da’day gobolo ka mida Woqooyiga Somaliya. Gobolada uu RABI u mashaqeeyay ayaa waxa ka mida AWdal, Sool iyo Sanaag oo meelaha qaar anaari ka jirtey.

Dadka degan goobaha uu roobku ka da’ay ayaa si wacan ugu qabowsadey RAXMADA RABI. Ilaa hadda lama soo sheegin wax khasaare oo uu gaystey.

Deegaanada qaar ayay ka jirtey abaar halka gobolka Awdal ay u soo hayaameen dad ka soo cararay abaarta gobolka Togdheer.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS