X

Ganacsatada reer Awdal oo calaacal ula tagay Muuse Biixi: Sigaar ma keeni kartaan Saylac

Ganacsatada reer Awdal oo awal 31 doolar oo baada looga qaado Lawyacado ayaa hadda Ismaaciil Cumar Geelle ugu daray inuu yidhaa sigaarka Boorama laga soo iibiyo lama soo dhaafsiin karo Ayshaca.

”Boon iyo Garbodadar ma dhaafi karno xitaa wasiirkii arimaha gudaha ee maamulka Soamlilaan waa lagu furtuuray. Badhasaabka Ciise iyo taliyaha qaybta oo isna Ciise ah oo Jabuuti u shaqeeya ayaa na haysta.

”Muuse Biixi wuxuu gaaray inuu reer Awdal ku yidhaa ma ganacsan kartaan ayuu yidhi xildhibaan Maxamed Maydhane.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.