X

Xagjir gacantiisa ku caayay rasuulkeena SCW oo shil ku bakhtiyay

Xagjir La Vilks oo gacantiisa ku aflagaadeeyay rasuulkeena SCW ayaa ku bakhtiyay shil gaari isagoo ay la socdaan labadiisa waardiye ee aan ka harin ilaa iyo intii loo hanjabay in la khaarajin doono.


ā€¯Vilks oo kartoon sawira ku caayay rasuulkeena SCW ayaa waxa la dhintey labadiisii waardiye ayuu sheegay booliisku halka dirawalka gaadhiga uu badbaaday.


Gaadhiga uu la socday Vilks ayaa wuxuu xagga hore ka galay gaadhi xamuula wuxuuna ku bakhtiyay isla meesha. Dirawalka ayaan la sheegin inaanu cabsanayn.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.