X

Reer Awdal uma baahna Somalilaan: Prof Nageeye

Madaxweynaha Awdal State Prof C/samad Nageeye ayaa sheegay in reer Awdal u baahneyn maamulka Somalilaan oo iyaga oo kelidooda ay gaari karaan horumar balaaran haddase lagu dul noolyahay.


”Reer Awdal ayay ahaayeen kuwii beesha dhexe maamul ugu dhisay Boorama, ayagoo ka masuugey inay cadka ay leeyihiin ka goostaan haddase noqday kuwo hambada kolba loo soo tuuro ayuu qabaa Prof C/samad Nageeye.



ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.