18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Reer Boorama oo qaylo dhaan ka direy masjid magaalada la da’ah oo dumey

Reer Boorama ayaa qaylo dhaan ka direy masjid magaalada la da’ah oo dumey. Masjidka Harawo oo ku yaala bartamaha magaalada ayaa gabow awgeed loo dumiyay, waxana ku filnaa dadka ku tukanaya inay dhistaan, waxase muuqata inay reer Boorama saxaafada soo hor fadhiisteen oo baaq soo direen.



Masaajida Boorama ayaa marka dib loo dhiso waxa la wareego qoloyinka madhabta Sucuudiga kuwaas oo mamnuuca in tooda mooyee kuwa kale wax ku yeeshaan maamulka ama afgambiya kuwii hore Sidii ka dhacdey masjid geedgoble.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=y-E1isqBIic[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS