Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Ma runbaa in Maraykanku dayaxa tageen sidey ku andacoodeen 1969

Ma runbaa in Maraykanku dayaxa cagta saaray sanadii 1969 sidey ku andacoodeen ee ay ka ameeyeen filimaan badan iyo nin hortaagan calanka Maraykanka oo sudhan meel saxare u eg oo ay ku sheegeen inuu dayaxa yahay.



Adunka badankiisa ayaa boqolkiiba 89 rumeysan inay tahay been Maraykanku isaga celin jirey midowgii Soofeyeeti oo aad uga horeeyay dhinaca hubka iyo gaarida cirka hoose. Waxayna dad badan is weydiiyeen maxay u daayeen ama mar labaad ugu noqon waayay haday runtahay.



Khuburo Ruusha ayaa iyagu ku dhaartey inay soo xaqiijiyaan sheegashada in Maraykanku dayaxa tagey sanadii 1969 si ay ula tartamaan midowgii Soofeyeeti.

Su’aalo la weydiiyay dadka ku nool qaarada Yurub ayaa iyagu sheegay inayna rumeysneyn in Maraykanku dayaxa tageen ee ay wixii lagu yaqaane filimada Maraykanka ee naqashadeynta.



Si kastaba ha ahaatee waxa kaliya oo la hubaa in midowgii Soofeyeeti kaliya yihiin kan laysku raacay in ay iyagu u baxeen samada hoose.

Maraykanka ayaa hadda u xiran Ruushka dhinaca qaadista cir-u-duuleyaasha tagaya dayax gacmeedka la wada leeyahay ee dusheena heeheebaya.

Rahiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...