X

Reer galbeedka ku kibray Ruushka oo weecsaday qamadi Afrika u socday

Wadamada Afrika ayaa cambaareeyay Qamadaiga Yukrayn ee heshiiska lagu soo fasaxay inaan loo wadin wadamada Afrika ee maraakiibtii ka baxay dekeda ay dhamaantood aadeen wadamada reer galbeedka ee cunaqabatayna saaray Ruushka.


”Waa fadeexad in Yurub Qamadigii ay lahayd Ruushka xanibay oo Afrika ka xanibay inay iyagii weecsanayaan ayuu yiri afhayeen u hadlay dawlada Sinigaal. Yurub ayaa kibirka ay Ruushka kula kacday ka qaaday abaar iyo sixir barar xadhkaha goostey.


Dhamaan wadamada Yurub ayaa hadda ku jira hoos u dhac dhaqaale kii ugu xumaa maadaama shirkado badan kaceen ama ay joojiyeen dhamaanba inay qortaan shaqaale cusub.



Tan ugu daran ayaa ah Qamadi Yukrayn lahayd oo laga soo diidey Lubnaan ayaa hadda ku socda Suuriya oo Yukrayn xiriirka u goysay laakiin hadda raali ka ah inay ka iibsato Qamadigaa la nacay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.