X

Rooble oo Farmaajo ka baryay inuu aqbalo 30 jir 30 milyan haysta

Raiisal wasaaraha lagu khasaaray ee guntiga u giijiyay Uhuru ayaa ka baryay madaxweyne Farmaajo inuu u dhaafo ninka ku caan baxay 30 jir 30 milyan oo si sharciga baalmarsan uu keligii u dhaariyay.


”Weligay ma arag qof dhoohan oo si cad u baalmara sharciga degsan oo ay u dheertahay inuu la safto Uhuru asagoo siyaasada dalka baalmaraya ayuu yiri Cali Calasow.


Si kastaba ha ahaatee gunti giijiye ayaa waxa uu soo kaxaystey madaxweynaha Koofur galbeed oo codsiga ula tagay madaxweyne Farmaajo. Madaxweynaha oo ixtiraamaya Laftagareen ayaa aqbalay codsiga.


”Haddaba waxa la is weydiinayaa waxa ay ku kordhin karto dawladnimada fowdada uu keenay gunti giijiye. Anigu ma arko aan ka ahayn gunti giijiye oo raba inuu ceelka ka soo baxo ayu yiri Cali Calasow

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.