Saturday, April 20th, 2024
header










Meta







Rooble raiisal wasaare Somaliyeed maaha ee mid jufo: Barkhad Batuun

Afhayeenka xisbiga Wadani ee maamulka Somalilaan ayaa laba arimood is hoos geliyay. Waa mid uu ku weerarayo Muuse Biixi si dadban dhinacna kuwa ka duubayo iyo Muuse Biixi ka raali-gelinayo mar uu ka hadlay shacabkii horejooge Muuse Biixi ku bililiqaystey Laascaanood.



”Barkhad Batuun oo beesha dhexe u codaysay ayaa si guud uga hadlay sida Muuse Biixi u bililiqaystey shacabkii reer Koofur galbeed wuxuuna ka gaabsaday inuu cambaareeyo, wuxuuna ku celceliyay waan taageersanahay amniga ayuu yiri Xuseen Warsame.

Wuxuuse aad u jeclaaday inuu gunti giijiye Rooble runta u sheego. Rooble oo Somalidu ku qasaartey ayaa noqday horgale weyn oo markii London loo kaxeeyay ku sigtey inuu ka noqdo dacwada taala maxkamada.



”Markii uu ogaadey in la eryi doono ayuu ku dhici waayay wayna isla eegeen inuu ka noqon karo iyo in kale ayuu raaciyay Xuseen Warsame soo noqodkiisiina wuxuu toos ugu tagay Uhuru oo bilaabay inuu guntiga u giijiyo.



Barkhad Batuun oo foolxumadaa ka duulaya ayaa dhulka la galay isagoo runtii ku raaligelinaya Muuse Biixi.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...