X

Wasiir diimeedka Muuse Biixi oo ku khafiifay haweenka xilli Somali la raafay aanu ka hadlin

KIIN JAAMAC

Fanaanada Kiin Jaamac ayaa caawa magaalada Hargeysa ka dhigeysa bandhig faneed waxase la sheegay in wasiir diimeedka Muuse Biixi uu qoraal ka soo saaray. ”Wuxuu ku fashilmay inuu hawshiisa diimeed guto kana hadlo Somalida la takooray.


”Waxa nasiib daro ah inuu ku khafiifo haweenka iyo fanka halka boqolaalka la bililiqaystey uu ka hadli waayay uuna ku magacaaban yahay diinta ayuu yiri Xuseen Warsame.


Wararka ayaa sheegaya in wasiirka warfaafinta ee Muuse Biixi uu ku gacan saydhay qoraalkiisa oo diin haba yaraatee ku shaqo lahayn laakiin la xiriira qabiilka ay ka soo jeedo.


Waxase la ogaanaa cida xoogweynaata Hargeysa oo caawa loo balansan yahay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.