Kadib markii reer galbeedku isku dayeen inay Ruushka kala dagaalamaan dhinaca sancada ayaa Ruushku bilaabay inuu hadda kadib xooga saaro dhinaca baraha bulshada, waxa bisha dambe ay bilaabayaan mid la mida instagraam.
Ruushka ayaa mamnuucay instagraamka uu leeyahay Faysbuug markii ay dadkiisa cunaqatayn saareen. Sida muuqata adduunka badankiisu waa in dal walba uu samaystaa aalado baraha bulshada ah oo u gaara ayuu yiri Xuseen Warsame.
Ninka soo saaraya aaladan ayaa sheegay in usbuuca dambe u furan yahay dadka ku jira baraha bulshada ee aadka loo yaqaaan, bisha soo socotana loo furi dadka caadiga ah.
Reer galbeedka oo sheegan jiray xoriyad iyo waxay ugu yeeraan dimoqraadi ayaa xanibay dhmaan warbaahintii xorta ahayd ayagoo isku dayaaya inay xukumaan fikirka dadka.
Rashiid Ceelanyo
ARAABINEWS