Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Ruushka oo hub culus u soo daad gureeyay Siiriya kadib markii Turkigu soo rideen diyaarad aan weerar ku ahayn

Ruushka ayaa hub aad u culus u daad gureeyay dhinaca Siiriya kadib markii Turkiga oo hadda reer Yurub uga baxeen soo ridey diyaarad milatari oo Ruushku leeyahay. Maraykanka iyo wadamada Yurub oo neceb Erdogan ayaa sheegay in shekadani ay ku kooban tahay Turkiga iyo Ruushka.. Waxase hadda soo baxaya in Ruushku aan rabin in uu ciqaabo Turkiga oo ah dal aan lahayn awood ay isaga caabiso Ruush laakiin isku halaynaysa Nato oo aan rabin in ay la dagaalanto Ruushka.

Madaxwrynaha Ruushka ayaa sidoo kale sheegay in mashaakilka Turkiga aanu ahayn soo ridida diyaarada ee uu yahay wadada uu qaaday Erdogan ee ah in uu noqdey urur diimeed.

Turkiga ayaa iyagu dhinacooda sheegay in ay la hadleen wasiirka arimaha dibedda Ruushka inkastoo aan la sheegin in ay qorsheeyeen in ay wadahadlaan. Wasiirka arimaha dibeda Ruushka Ayaan iysagu xaqiijin in uu arkayo dhigiisa Turkiga.

Si kastaba ha ahaatee hubka culus ee Ruushku keenay Siiriya ayaa ka dhigin in uu soo ridi doonto diyaaradii uu u arko in ay weerar ku tahay diyaaradihiisa jooga Siiriya. Waxayse kubadu taalaa Turkiga sidii uu xiriir fiican ula yeelan lahaa Ruushka oo ah saaxiibka kaliya ee awood leh ee wax badan siin kara.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...