Kulan maanta uu wasiirka waxbarashada Somaliya Muqdisho Kula yeeshay safiirka Ruushka u fadhiya Somaliya ayay Ka wada hadleen sidii Ruushku u kordhiin lahaa deeqaha uu siiyo dalka.
Ruushka ayaa hore u siiyay Somaliya deeq waxbarasho inkastoo ardeydii xaqa u lahaa laga musuqey laguna bedelay kuwa aan waxana qorin waxana akhriyin.
Safiirka ayaa balan qaaday inuu Kala hadlo dawladiisa sidii loogu kordhin lahaa deeqaha waxbarasho iyo kuwa kale.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS