Ruushka oo qarxiyay hub reer galbeedku siiyeen Yukrayn
Wasaarada gaashaandhiga ee dalkaasi Ruushka ayaa bandhigtey gantaalo lagu garaacay laguna burburiyay hub reer galbeedku siiba Maraykanka iyo dhowr wadan oo kale siiyeen Yuhuuda haysta Yukrayn.
Gantaalahan ayaa lala dhacay garoon diyaaaradeed oo aan sidaa loo isticmaalin oo ku yaal magaalo xeebeedka Odhesa ee Koofurta dalkaasi Yukrayn.
”Waxaan ku garaacnay kuna burburinay gantaalaha aadka u dheereeya ee loo yaqaan Oniik oo laga soo ganay gudaha dalka Ruushka, waxaan isla goobta saaxada uga saarnay garoonkii diyaaradaha ayaa lagu yiri qoraalka wasaarada.
Maaha markii ugu horeysay ee wasaaaradu soo bandhigto sida u burburiyaan hubka qarsoodiga lagu soo geliyo dalkaasi oo inta badan la soo mariyo wadamada jaarka ah Yukrayn. Waana markii labaad ee ay garaaceen isla magaalo xeebeedkan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...