X

Ruushka oo Yukrayn ka diley boqol kun oo askari

Ururka NAATO ee dagaalka kula jira Ruushka ayaa qirtey in Ruushku ka diley Yukrayn boqol kun oo askari halka kumanaan shiciba ay ku dhinteen ku dhuumashada askarta Yukrayn ku dhuumanayaan guryaha dabadooda.



Warbixintan oo ay sii daysay haweenayda xoghayaha u ah ururka ayaa markii Yukrayn ku qayliday ka masaxday fariintaa. Ruushka ayaa hore u sheegay in Yukrayn ku dileen ugu yaraan tiradaa ay haweenaydu sheegtay.

Askarta Yukrayn ayaa badankoodu Ruushku diley weeraradii ugu horeeyay maadaama ay si toosa ula dagaalameen ciidamada Ruushka oo uga xoogweyn.



Dhimashada askarta Yukrayn ayaa waxa badda geliyay Maraykanka iyo Ingiriiska oo ku amray inay sii dagaalamaan xilli Ruushku kula taliyay inay nabad qaataan. Ilaa hadda ayay ka hor joogaan inay is dhiibaan inkastoo hadda ay ogaadeen inayna xoog waxba ku qaadayn.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.