Friday, March 29th, 2024
header










Meta







Ruushku wuxuu u baahan yahay dad uu ku beero dhulkiisa faaruqa ah: BUUTIN

Madaxweynaha Ruushka ayaa walaac xoogan ka muujiyay dad la’aan haysata. Ruushka ayaa ah dalka adduunka ugu weyn waxana jirta dhul baaxadleh oo ayna jirin cid ku nool. Waxay walaac ka qabaa sidii loo waardiayn lahaa dhulkaas.



Dhul dhan oo waxa jira baraf ah qaasatan xadka barafka ee ay wadaagaan Maraykanka. ”Waxaan u baahanahay dad badan oo aan ku beerno dhulka ayuu yiri Buutin. Mark aan eegno xaaladaha taagan dhul intaa leeg iyo tirada dadkeena oo ah 146 milyan am hayno tiro aan ku buuxino dhulkeena sidaa u balaadhan ayuu raaciyay.



Ruushka ayaa sheegay in hargabka Karoona uu aad u sii yareeyay tirada dalkaasi oo markii horeba ahaa 147 milyan. ”Waxa taas nooga sii daran in dalku haysanba awoodii shaqaalaha ee dalka lagu wadi lahaa.



”Waxa dalka hadda shaqaynaya ama jooga da’ada shaqada 81 milyan haddii aynu rabno in dalkani aduunka la tartamo waa inaan tiradaas aad u kordhinaa ayuu ku calaacalay Buutin.




Soamaliya oo ay aadu yar yihiin dadka da’da ah ayaa haysata dhalinyar xoogan oo aan laga faaiideysan inta badana ku dhinta dagaalo qabiliya oo ay u dambeysay Butlaan.

Dalalka gaalada ayaa ku dhow inay gebi ahaanba kori waayaan maadaam aanu jirin dhalinti shaqayn lahayd.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis ...

Caruurtii uu hooyadood ku hor gubay oo afka furtay: Qaracan runtii

February, 21, 2024
Maxkamad samirsiin u ah qoyska la baxsaday gacan ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa

February, 20, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Dawlada Somaliya oo si toosa u sheegtay aqoonsiga Awdalstate

February, 13, 2024
Dawlada Somaliya oo si cad u sheegtay inay ...

Madaxweynaha Awdalstate Dr Nageeye oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

February, 8, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr Cabdisamad Nageeye ayaa si diiran ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...