Monday, May 20th, 2024
header










Meta







RW Itoobiya oo ka badbaadey bambaano lagu tuurey iyo cida ka dambeysa

RW Itoobiya Abiy Axmed Cali ayaa ka badbaadey bambaano lagu tuurey isku soo bax lagu taageerayay isbedelka cusub ee ka dhacay dalka oo ilaa hadda u socda sidii loogu talogalay.

Xoriyada ayaa dadka u soo noqotey waxayna dadku dareensan yihiin inay helaan hogaamiye ay isku halayn karaan.




Hadaba yaa ka dambeeya qaraxan lagu diley hal qof laguna dhaawacay dad aad u farabadan fagaaraha Merkel oo ushaa haddii la tuuro dhulka u dhacayn.

Daka siyaasada indha indheeya ayaa qaba in qraxaas ay ka dambeeyeen Tigreega oo ah dadyar laakiin lagu aamini jirey xukunka dalkaasi Itoobiya.




Oromada iyo Axmaarada oo ugu badan dalka Itoobiya ayaa hadda u muuqda inay isku siyaasad ka leeyihiin sida dalka loo wado.

Qaraxan aan xooganayn ayaa dadku markiiba la boobey telfoonada ayagoo dareensdan xoriyad mana jirin dadkii layska rasaasayn jire marka ay dhacaan qaraxyada noocana.

Si kastaba ha ahaatee Raiisal wasaare Abiy Axmed ayaa qaba in la rabey in wax loo dhimo isku duubnida Itoobiya.




Tigreega ayaa dhinaca diidan heshiiska uu ogolaadey Abiy Axmed ee ah in magaalada Badme oo Tigree degan yahay la siiyo Eritariya.

Eritariya iyo Jabuuti iyo dhamaan wadamada jaarka ayaa cambaareeyay qaraxa lala eegtay isku soo baxa raiisal wasaare Abiy Axmed.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...