Monday, May 20th, 2024
header










Meta







RW Xasan Cali Kheyre oo magacaabay wasiiradii ka maqnaa dawladiisa

RW Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay wasiiradii ka maqnaa dawladiisa. Inkastoo wasiiradan aan loo baahneyn ayaa hadana loo buuxiyay si qabiilada looga farxiyo.




Wasiirada iyo wasiir ku xigeenada la magacaabay ayaa waxay kala yihiin sidan soo socda.

Xasan Macalin Xuseen Diinta iyo owqaafta.
Xasan Cali Maxamed Wasiirka Gaashandhiga
Daahir Maxamud Geelle Wasiirka Warfaafinta

Cabdi casiis Xasan Maxamed Wasiirka Tamarta iyo biyaha.
Xamsa Saciid Xamsa Wasiirka Gargaarka iyo masiibooyinka
6.Cabdi fitax Maxamed Ibrahim Wasiirka wasaarada Howlaha Guud iyo Dib u dhiska
Xubnaha loo magacaabay Wasiir Dowlayaasha.
Daahir Cabdi cabdullahi Wasiir Dowlaha Wasaarada ganacsiga
Maxamud Maxamed Boonow Wasiiru Dowlaha Amniga
Xubnaha loo magacaabay Wasiir ku xigeenada.
Isxaaq Maxamed Maxamud wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha
Aadan Isxaaq Cali Wasiir ku xigeenka Warfaafinta.
Cabdirahman Iidan Yoonis Wasiir ku xigeenka Boostada iyo isgaarsiinta
Mohamed Saciid Abdullahi Wasiir ku xigeenka Caafimaadka
Cabdirashid Maxamud Xasan Wasiirka ku xigeenka Gargaarka iyo maareynta Masiibooyinka

Soo akhrintii C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS




Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...