RW Xasan Kheyre oo xadhiga ka jaray saldhig Turkigu ka hirgeliyay Muqdisho: SAWIRO
RW Xasan Kheyre ayaa xariga ka jaray saldhig Turkigu ka hirgeliyay Muqdisho. Waxa RW Xasan Kheyre ku weheliyay taliyaha ciidamada Turkiga.
Munaasabadda Furitaanka Saldhigga ayaa waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaare Xasan cali Kheyre, Xildhibaano iyo taliyaha Guud ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Cirfiid.
Saldhigaan ayaa lagu tababari doono ciidanka qaranka ee Soomaaliya. Saldhigaan ayaa markiiba marti galin kara kun iyo shan boqol oo askari.
Waxaa Saldhiga uu ku yaalla degaanka Jazeera ee duleedka Magaalada Muqdisho.
Dhismaha Saldhiga ayaa bilowday Sanadkii 2015-tii waxaana lagu dhisay lacag ka badan 50 Milyan oo Dollar.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...