20/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Saajin oo sheegay in Saylici u sheegtay xisbiga Muuse Biixi ee Kulmiye

Maxameuud Xasan Saajin wuxuu horjooge Muuse Biixi ugu magacaaban yahay booska ganacaiga wuxuuna ka mid yahay musharixiibnta gobolka Awdal ee hankiisu keenay inuu u taetamo kaalinta afraad ee xisbiga beesha Isaaq ee Kulmiye. Wuxuu qaylo dhaan ka keenay fadhiid Saylici oo reer Awdal ku khasaareen mudadii 10-ka sano ee uu lacagta masaakiinta fadhiga ku jaqayay.






Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS