Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Maraykanka oo Somali Koroona qaba soo masaafurinaya

Xildhibaanada laga soo doorto gobolka Somalidu qaxootiga ku tahay ee Minasoota ayaa qarxisay in Maraykanku qorsheynayo inuu soo masaafuriyo Somali qaba cudurka Koroona kuna jirta goobo lagu hayo. Waraysi laga qaaday laba Somali ah ayaa la xaqiijay inay qufacayaan laakiin aan welli la fiirin inay qabaan iyo in kale.



Cudurka ayaa dadka qaarna la soo baxaan calaamadaha halka kuwo kalana qarsadaan laakiin qorshaha waaxda socdaalka ayaa waxa qarxisay Ilhaan Cumar.

Waaxda socdaljku waxay qorsheynayaa in Somali hoostagta goobta la iga soo doorto inay dib ugu celiso Somaliya ayagoo qaba cudurka Koroona ayay tiri Ilhaan. Waxay talaabadaasi halis ku tahay shaqsiyaadka la dhoofinaya iyo bulshada loo gaynayo ayay raacisay.



Somaliya oo ay ka jiraan dawlad magac u yaala laakiin aan lahayn awood sidaa u weyn ayaa lahayn awood ay dadkale ku qaado ayadoo kuwii dalka joogeyba u haynin goobo caafimaad oo nadiifa, maamul xumo awgeed.

Waaxda socdaalka ayaa lagu eedeeyay inay raacayso fikirka Xagjir Taram ee ah haddii aan qofka laga eegin cudurka inuu waxba qabin oo la dhoofin karo.

Si kastaba ha ahaatee waa arin laga filan maamulka xagjir Taram.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...