X

Sababaha keeni kara in maamulka Xasan Culusow meel-fog gaadhin?

Waxa durtaba la saadaalinayaa in maamulka Xasan Culusow oo la filayo inuu usbuuca dambe soo magacaabo raiisal wasaare aanu meel fog gaadhin. Taas kama dhigna in si degdega xukunka looga tuurayo.


”Waxa cad in ay adagtahay in maamulkiisu shaqeeyo waayo dadka codka ugu shubay oo aan ahayn dad siyaasad ahaan meel u wada jeeda ama ay mideysay qabyaalad iyo urur diimeedyo ee waa kooxo is biirsaday oo dan gaar ahayd xilligaa ku midoobay yuu yiri Cali Calasow


”Markaas waxa aan la hureyn in dalka oo u gacan galay shisheeye iyo Xalane uu ka bixi waayo soo jeedismo jagada loo tuurayo Xasan Culusow ayadoo laga horeysiin doono afhayeenka golaha shacabka ayuu raaciyay Cali Calasow.



Madaxweynaha dalka ahna safiirka Imaaraadka oo marba la kulmaya labadaan nin ee aqalka sare iyo Aadan Madoobe ayaa kala hadlay soo jeedismada xukunka loo tuurayo inayna qabanin.

”Marka waxaan sugnaaba waa fowdo ayuu qabaa Xirsi Warfaa.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.