Thursday, May 9th, 2024
header










Meta







Sababta rasmiga ah ee Muuse Biixi iyo Amina Waris ay diwaan-gelinta u diidanyihiin by Abdi Mustafe

Muse Biixi ayaa Amina Weris uugu balan qaaday in uu wasiirka maaliyada ka dhigo haduu wadanka madaxweyne ka noqdo. Dabeed waxay isla qaateen in aan doorashada diiwaan gelin lagu gelin ee la istic maalo habkii la boobi jiray.

Laba cisho madaxtooyada waxa ka socda shirar lagu doonayo sidii diiwaan gelinta daaqada looga tuuri lahaa. Waxa shirarkaa fadhiya Maxamoud Xaashi wasiirka madaxtooyada, Sulieman gaal, Silaanyo, Muse Biixi, Amina Weirs iyo Faizal Cali Waraabe oo kola loo yeedho kola dibada la isaga saaro.

Komishankii doorashada waxay Silaanyo u cadeeyeen in aanay macquul ahayn in diiwaan gelinta la joojiyaa. International Community gina waxay soo dalaceen xisaab ay leeyiin qarashkaa aannu diiwaan gelinta ku binay ha la soo celiyo hadaa joojiseen.

Komishanku Silaanyo laba wax bay ka dalbadeen. 1. In hal million oo dollar oo durba ku baxay qabashada diiwaan gelinta gobolka maroodi jeex silaanyo soo celiyo oo dowladu bixiso sababtuna tahahy gawaadhi baa la kireeyey, dad baa la taba baray oo gobolo kale laga soo ururiyey.

2. In Silaanyo qudhiiso ummadu u sheego uuna sharaxo sababta diiwaan gelinta loo diidanyay. Madaxtooyadi waxay isku furtay madax wareer aanay ka geyoonayn waxana u sababa ah Muse Biixi iyo Amina Weris oo digo iyo dambas kala iibinaya oo doonaya in doorashada bilaa diiwaan gelin lagu galo si loo boobo.

Waxa se iga yaabiyey Amina Weris oo u hanqal taagaysa inay Muse Biixi wasiirka maaliyada ka dhigo …. Subxaan …. Lix sanadood bay Somaliland xaalufinaysay ee maxay kaga tagtay ee ay wasiir kaga noqon.

Isku soo wada duub oo sababta rasmiga ah ee madaxyooyada ka soo baxaday waxa weeye in loo tashanayo in aan Somaliland diiwan gelini ka dhicin hase yeeshee ma suurto gelin karaan waana lagu sii nacayaa Muse iyo Kulmiye ba.

Muhimku se waxa weeye in madaxtooyada iyo Muse ba ku qanacsanyiin in aanay doorasho xorra wax ku heli karayn. Tartan way ka quusteen dabeed Somaliland uun bay wax yeelaynayaan waxa se soo if baxaysa in dad weynuhu hadal hayaan mudaharaado lagaga soo hor jeedo joojinta diiwaan gelinta.

Abmustafe123@gmail.com

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...