Sacuudiga oo Cumrada u furey dadka talaalan iyo kuwa ka bogsday Karoona
Sacuudiag ayaa war ka soo saaray dadka aadaya masjid Xaramka xilliga Ramadaanka ama raba inay soo Cumraystaan. Dadkaas ayaa laga rabaa inay soo qaateen laba talaal ama hal talaal kahor inta ay dalku-galka ka dalban aalada EATMARNA oo iyadu bixinaysa dalku-galka.
Waxa dadka looga digey inay aadaan shabakado kale oo buga. ”Way inay qaateen labada talaal ama hal talaal 14 cisho kahor inta ayna dalban dalku-galka Sacuudiga ama ka bogsadeen Karoona ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay waaxda xajka iyo cumrada.
Talaalka ayaa laga diiwaan gelinaynaa aalad kale oo la yiraa Tawakallna oo aad ka soo degsan karto telfoobkaaga. Waxay kaloo sheegeen in dalku-gal dambe la bixin doonin haddii uu buuxsamaan labada masjid.
Xajka sanadkan iyo dadka ka imaanaya dibedda ayaan welli laga soo saarin xilliga ay furmayaan ayadoo hargabka Karoona uu ku laba kacleeyay Sacuudiga.
Rashid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Wararka xiga
April, 18, 2021
Waxa dhaaftey mudadii Kiiniya qabsatey inay qunsuliyad kaga ...
April, 18, 2021
Madaxweynaha Somaliya ayaa kulan la qaatey kooxda beesha ...
April, 16, 2021
Waa qayb kale oo xiise leh taanaha XUJO ...
April, 16, 2021
Ciidabka xooga dalka ayaa qayb ahaan kala wareegay ...
April, 16, 2021
Madaxweyne Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay ...
Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Dhacdooyinka
April, 14, 2021
Dawlada Somaliya ayaa jawaab degdega siisay kooxda beesha ...
April, 3, 2021
Booliiska magaalada Muqdisho ayaa ka waramay khasaaraha ka ...
March, 5, 2021
Waxa xalay aroor hore burburey kulan u dhexeeyay ...
March, 4, 2021
Xarunta barlamaanka Maraykanka oo ay sanadkan horaantiisa la ...
March, 3, 2021
Waxa gobolka Gedo deegaano hoostaga ka taagan abaaro ...
March, 3, 2021
Xeer ilaaliyaha maamulka Butlaan oo la hadlay warbaahinta ...
March, 3, 2021
Kooxda sheegata beesha caalamka ayaa markii shanaad diidey ...