Sacuudiga oo joojiyay talaalkii Karoonaha ee laga rabay xujaajta
Sacuudiga ayaa sheegay inay qaadeen xayiraadihii Karoonaha hadda laga bilaabana aan loo baahnayn in qofka imaanaya dalka u soo qaatey talaalka Karoonaha oo awal ay khasab ka dhigeen sida xujaajta.
”Maanta laga bilaabo looma baahna shahaadada talaalka Karoonaha ayay tiri wasaarada caafimaadka Sacuudiga oo sanadkan isku diyaarinaya inay soo dhaweeyaan xujaaj farabadan.
Sacuudiga oo ku dayanaaya reer galbeedka ayaa laba xaj oo isku xiga joojiyay in gudaha mooyee laga soo xajiyo dibedda dalka. Talaal joojintan ayay iyadna ka koobigareeyeen dalalka gaalada.
Si kastaba ha ahaatee waxay u fududahay dadka xajinaaya sanadkan ayadoo welli la sugayo qiimaha la gooyay.
Rashiid ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...