X

Sacuudiga oo Khamiista ciidaya halka Somaliya weli la sugayo warka ciida

The busy streets of Hargeisa, Somaliland

Sacuudiga ayaa sheegay inayna ARAG bishii Soonfur isla markaana beri la buuxinayo sodonka Ramadaan. Dawlasda Somaliya ayaan weli ku dhawaaqin in berito tahay ciid iyo in kale.


Waxayse u muuqataa in KHAMIISTA lawada ciidi doonto adduunka Muslimka ah. Wadamada fog ee bariga sida Malaysiya iyo Indooniisiya ayaa iyaguna sheegay inayna arag bisha oo ciidi doonaan Khamiista.


Si kastaba ha ahaatee waxaan sugnaa in dawlada Somaliya ku dhawaaqdo in ciid tahay iyo in kale.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.