Saturday, October 23rd, 2021
header










Meta







Saddex dal oo Muslima oo dhoolatuskooda milatari isha lagu hayo

Waxa dalkaasi Aserbajaan ka bilaabmi doona dhoolatus milatari oo isha aad loogu hayo oo ay wada qaadan doonanan sadex dal oo Muslima oo qayba hoosana ka wada qaatey dagaalkii Armiiniya looga saaray dhulka Aseriyiinta.



Dalalka Turkiga, Bakistaan iyo Aserbajaan ayaa cudud milatari ahaan dhinac kasta iskaga filan ayadoo midba midka kale oo ku taageearyo waxa uu kaga fiican yahay.

Turkiga ayaa xagga tiknoolajiyada aad uga horeeya saddexda dal halka Bakistaan dhinaca gantaalaha iyo nukliyeerka ay heersare ka gaartey. Aserbajaan ayaa iyadna dhinaca saliida ku xoojin karta xulafadan cusub.



Waxa dhoolatuskan isha si aada ugu haya Ruushka oo dareensan inay jirto quwad kale oo kala bixi karta wadamadii ka tirsanaa midowga Soofeeti inkastoo fikir ahaan afartuba hal cadow wada leeyihiin.

Dhoolatuskan aya socon doona usbuuc soona xirmi doona 20-ka bishan aan ku jirto.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)





Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Wararka xiga

Ciidanka Itoobiya oo Tigreega ka eryay tuulooyin badan

October, 22, 2021
Ciidanka Itoobiya ayaa tuulooyin farabadan oo Tigreegu ka ...

Jaamacada Jigjiga oo bilaabaysa dhigasho aad u muhiima

October, 21, 2021
Jaamacada Jigjiga ee dawlada Somali galbeed ayaa bilaabaysa ...

Rooble oo Farmaajo ka baryay inuu aqbalo 30 jir 30 milyan haysta

October, 21, 2021
Raiisal wasaaraha lagu khasaaray ee guntiga u giijiyay ...

Kooxda beesha caalamka oo hoosta ka diidey qorshaha amniga ee Somaliya wadato

October, 19, 2021
Kooxda beesha caalamka ayaa diidey qorshaha amniga ee ...

Mustafe Cagjar oo raba inuu maamulkaba ka sifeeyo Samaroon

October, 19, 2021
Horjoogaha Somali galbeed Mustafe Cagjar ayaa raba inuu ...


Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Dhacdooyinka

Daawo: Shariif sh Axmed oo u calaacalay Kiiniya: In maxkamad la geeyo maahayn

October, 14, 2021
Madaxweynihii ku meel gaadhka ahaa ee ka masuulka ...

US-Turkey relations ‘not healthy’ and failed to ‘start well with Biden,’ Erdogan says

September, 23, 2021
Ankara’s ties with Washington remain “not healthy,” as ...

Saddex dal oo Muslima oo dhoolatuskooda milatari isha lagu hayo

September, 13, 2021
Waxa dalkaasi Aserbajaan ka bilaabmi doona dhoolatus milatari ...

Dr C/raxmaan Bayle oo khashifay warqad uu soo saaray gunti giijiye Rooble

September, 13, 2021
Wasiirka maaliyada dawlada dhexe ayaa khashifay warqad uu ...

Madaxweynaha oo markale saxay jar iska tuure Maxamed Xuseen Rooble

September, 8, 2021
Madaxweynaha Somaliya ayaa sharci daro ku tilmaamay xilka ...

Maxaabiis Falastiina oo ku xirnaa jeelka Yuhuuda ugu adag oo si layaable uga fakadey

September, 6, 2021
Jalbuus waa jeelasha Yuhudu ku faanto ee ugu ...

Madaxa sirdoonka qaranka oo si cilmiyaysan ugu jawaabay wasiirka koowaad

September, 5, 2021
Madaxa sirdoonka qaranka oo siyaasiyiinta beesha Hawiye muddo ...