Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Sadexda xisbi reer ee maamulka Somalilaan oo markale xaqirey dalabka reer Awdal

Maamulka Somalilaan oo hadda gaaladu ictirtaaf jujuuba u wadaan ayagoo ku qasbaya madaxda Somaliya inay u jeexaan waddo ictiraaf oo socota ayaa markale xaqirey dalabkareer Awdal ee doorashada.

Maamulkan beesha dhexe ayaa hadaan ku jirin waxkama jiraan noqonaysa sheekashada goosadka ee marhore lagu kala tagay laakiin hadda ay soo cusboonaysiiyeen gaalada sheegata beesha caalamka.



Heshiis ay sheegeen inay gaareen sadexda hal jufo ee maamulka beesha dhexe ayaay ku sheegeen in doorashada lagu galo sidii 2005 kadibna la sameeyo tirakoob guud.

”Ujeedada heshiiskan ayaa dabada ku haya war murtiyeed ka soo baxay gaalkla ugu weryn ee ictiraaf raadinta maamulka beesha dhexe ee Ingiriiska oo sheegay in ictiraafku dhow yahay hadday doorashada galaan.



”Ugu yaraan waxay saxaafadooda ku soo qori doonaan waa gobol dimoqraadi (raacsan nidaamka gaalada) oo ku yaala geeska Afrika. Waxay la wadaan qorsheyaal ay dhaqaale ugu abuurayaan si ay uga dhigaan gobol aan cidna u baahan.

Waxayse ogeen in sheekada goosadka lagu kala tagey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...