Thursday, April 25th, 2024
header










Meta







Safaarada Maraykanka oo si toosa faraha ugula jirta qaska wadanka: WARBIXIN

Safaarada Maraykanka ee Soomaaliya ee xarunteedu tahay Xalane ayaa si toosa u qasaysa dalka. Qoraal ay soo saareen ayay ku amaaneen aqalka xaaraanta ee lagu cuno xoolaha masaakiinta ee lagu magacaabo aqalka sare.



Ajaanibta qaska ka wada dalka ayaa samaystey meelo ay ka soo galaan siyaasada dalka waxana ka mida maamul jufeedyada la sameeyay laakiin welli dawladu aqoonsanin.

“Waxa socota lacag waalan oo la siinayo xildhibaano ku sheega ku jira qaar ka mida golaha shacabka oo la rabo in wax loogu dhimo amniga Muqdisho ayuu yiri xildhibaan lacagta loo soo bandhigey oo diidey inuu magaciisa sheego.



Waa la ii soo bandhigey lacagtaa waalan laakiin anigu waxaan ahay qof Ilaah ku xiran marnaba madaxda I aamintey dabada Ka toogan maayo qasina maayo amniga dalka ayuu raaciyay.

Dadka lacagtaas waalan loo direy waxa ku jira horjoogaha Hirshabeele oo hadda dabada u rogey madaxda qaranka ayagoo ka tuuri kara xilka.



Maraykanka ayaa Raba in nidaamkiisa federaal iyo Kan aqalka sare lagu dabaqo dalka si dalku dhaqaale ahaan dhulka u sii galo maadaama dalku qaadi karin lacago farabadan oo fadhiga lagu cuno, wuxuuna dabada ku hayaa oo taageero siiyaa kuwa sheegta federaal ayaan rabnaa laakiin haddana u fasirta sidey rabaan.

Madaxda hadda jirta ayaa soo celiyay sharsftii dalku lahaa intey awoodeen waxase safaaradu u xadhko xiratey inay boqno gooyaan, ayagoo keliya qasaya amniga dalka ayuu yiri xildhibaanka.



Go’aanka sidey u dhacayso doorasho waxa iska leh dawlada dhexe iyo golaha shacabka, waxana qaska aan meel gaarayn horkacaya safaarada Maraykanka oo rabta inay hadda la wareegto hogaanka doorashadu.

Waxa la amrey madaxda qaranka inay maamulka fadhiidka ee dadkiisii naceen ee lagu Kala tagey sheekada goosadka ee Muuse Biixi ay sumcad saxaafadeed u sameeyeen, ayagoo ku kulmaya Jabuuti Isla markaana fulinaya shuruuda Muuse Biixi ee ah in aan nin reer Woqooyi ka imaanin dawlada dhexe. Waqti Lumia IGA dheh.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...