X

Safiir Somaliyeed oo waraaqihiisa aqoonsi laga qabtey iyo dalka ay tahay: SAWIRO

Safiir Somaliyeed ayaa waraaqihiisa aqoonsi laga qabtey. Danjire Jamaal Barrow ayaa Madaxweynaha Zimbabawe u gudbiyay waraaqihiisa aqoonsi iyo salaam uu ka sidey madaxwynaha Somaliya.

Lama garan karo waxa Somaliua xilligan ugu baahatey inay safaarad ka furato Simbabwe oo mardhow ka soo baxdey afgambi hoose iyo safaarad laga furaa dalkaasi waxa ay soo kordhin karto.

Intii lagu guda jiray munaasabadda guddoonka warqadahaasi aqoosniga safiirnimo, labada dhinac waxaa ay ka wada hadleen kor u qaadista iskaashi dhexmara labada dal, iyadoo sidoo kale Danjire Jamaal Barrow uu la kulmay saraakiil sar sare oo ka tirsan Zimbabwe.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.