November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Safiirka Somaliya u fadhin doona Kiiniya oo laga gudoomey warqadaha aqoonsiga

Safiirka Somaliya u fadhin doona Kiiniya ayaa laga gudoomey warqadaha aqoonsiga. Mudane Maxamuud Tarsan ayaa jore u soo ahaan jirey gudoomiyaha gobolka Banaadir.




style=”text-align: justify;”>Madaxweynaha dalka Kiiniya Uhuru Kenyatta ayaa ku qaabiley guriga looga arimiyo Kiiniya isaga iyo danjireyaal kale oo iyaguna dhiibtey warqadahooda aqoonsi.

Tarsan ayaa aqoon u lahayn safiirnimada lakiin ku fiican dhinaca is dhexgalka, waxayna ka mid tahay sababta loogu magacaabay.



Maxamed Axmed Nuur Tarssn ayaa ka mid ahaa musharixiintii tartankii Madaxweyneneimo ee 8 Bishii febaraayo,waxaana sidoo kale uu haatan ka mid ahaa la-taliyeyaasha Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS