Siyool–Safiirka Maraykanka u fadhiya Koofur Kuuriya ayaa nin kaga garaacay wajiga iyo garbaha iyo xaaladiisa oo laga dayrinayo inkastoo la sheegay in xaaladiisu degan tahay. Safiirka ayaa xaflad quraaceed kaga qaybgalayay goob farshaxanka lagu diyaariyo.
Safiirka oo ah 42 jir ayaa loo qaaday isbitaalka si loo daaweeyo. Madaxweynaha Maraykanka iyo Koofurta Kuuriya ayaa sheegay in ay tahay weerar lagu qaaday xulafada.
Ninka midida la dhacay ayaa ah 55 jir neceb joogitanka Maraykanka isagoo aaminsan in uu caqabad ku yahay wadajirka Kuuriyada.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![_81410474_026167584-1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/03/81410474_026167584-111.jpg)
![_81410687_026167680-1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/03/81410687_026167680-111.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay