November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Salaadiintii reer Awdal ee sheegay in iyagu soo xerogalinayaan Suldaan Wabar ayaa sheegay inay ku guuldaraysteen maxayse raaciyeen+MUUQAAL

WP_20141220_005Boorama 20 Dec 2014–Salaadiinta dhaqanka ee reer Awdal ee iyagu sheegay inay soo xero galinayaan Suldaan Wabar ayaa shir jaraaid oo ay qabteen hadda sheegay inay ku fashilmeen arintaas suldaankuna ku adkaystay mowqifkiisa. Hadalka Salaagiinta ayaa la filayay inuu sidan u dhacayo. Salaadiinta ayaa hadlay xilli ay magaalada Boorama iyo gobolka ay ku sugan yihiin askar Siilaanyo keensaday iyo dadka magaalada oo dareemay in la haysto.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS