Samareeb oo lagu soo bandhigey tuugo si toosa u dhacaysay safarka
Hawlgal ay fuliyeen ciidanka booliiska maamulka Galmudug ayaa lagu soo qabtey tuugo maalin cad dhacaysay dadka safarka ah. Tuugadan ayaa la soo qabtey ayagoo falka ku gudajira.
Kadib rasaas la is weydaarsaday ayaa lagu guulaystey in ragaan gacanta lagu soo dhigo markii ay dhiibeen ayan arkeen in laga xoog roonaaday. Mid ka ida ayaa waxa ka muuqday dhaawac fudud oo soo gaaray.
Ciidanka ayaa isla goobta ku soo bandhigey taleefoono iyo waraaqo ay sheegeen in ay ka mid yihiin agabka cadaymaha ah ee ay ka qaateen dadka musaafirka ah.
”Waxaan horgayn doonaa cadaalada si abaalkooda loo maryo ayuu yiri taliyaha hogaaminaayay hawlgalka. Waxa baryahan dalkoo dhan ku soo batey dhalinta shaqo ka dhigtey dhaca dadka shacabka, waxana jira dilal ay gaysteen oo uu ku jiro wiil caruura oo lagu diley Jawhar.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...