X

Saraakiil Imaaraati ah iyo Yuhuud diyaarad qaasa ka soo raacay Abudabi

Xiriirka Yuhuuda iyo wahaabiyada Carabta khaliijka ayaa aad u xoogeystay intii wahaabiyad weerarka ku qaaadeen dalka faqiirka ah ee Yaman. Saraakiil Imaaraati ah ayaa diyaarad qaasa Yuhuud ka soo wada raacay Abudabi, ayagoo soo dulmaray Sucuudiga kadibna toos uga degay Telafiif.


Safarkan qarsioduga ee hadda sheegistiisa aana qirin ayaa waxa qortey jariirada Khaliij times oo ay gacanta ku hayaan dawlada Imaaraadku, ayagoon qori karin war ayna ogoleyn.

Waxay qortey in saraakiisha Imaaraadka ee la socday diyaaradaas ay u gogol xaarayaan socdaal uu Yuhuuda ku tagi doono wasiirka arimaha dibedda ee Imaaraadka Qargoosh.


Yuhuuda ayaa xiriir hoose oo fiican la leh wahaabiyada weyn ee Sucuudiga. Yuhuuda ayaa hubkeeda si toosa uga gada Sucuudiga si uu ugula dagaalamo Yamanta fiqiirka oo ay dhaafi waayeen..


Waxay ahayd dhawaan markii wasiirada ciyaaraha ee Yuhuuda ay Imaaraadka u timi inay ka qaybgasho ciyaarta legdinta oo si caalami ah halkaas loogu qabtey. Inkastoo markii hore yara diideen haddana lagu yiri ama naga mid noqono ama kali ayaad ahaan.

Sawirka hoose waa wasiirada ciyaaraha ee Yuhuuda oo booqanaysa masjidka weyn ee Abudabay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.