X

Tagsiile toos booliiska ugu gacan geliyay laba argagixiso

Dhacdadaan ayaa ka soo bilaabatey gudaha Somaliya gaar ahaan deegaanka Hoosingo ee Jubooyibnka halkaas o tagsiiluhu ka,soo qaadey laba nin oo u socdey Kiiniya.


Ninkan tagsiile oo aan la sheegin magaciisa arimo la xiriira amnigiisa ayaa marjey Kiiniya soo galeen u ksla sgeegeen lab goobood oo kala duwan.

Tagsiilaha oo aad u shakisnaa markii hore ayaa hadda ogaadey in naftiisuna qatar ju jirto raggana ayba ogeyn halka saxda ah ee tagayaan.


Waxay taas u raaciyeen inuu ka fogaado wadada laamiga ah ee uu qardajeexo wado cad. Tagsiilaha ayaa siduu u waday u gacan geliyay saldhig booliis.

Labadan argagixis ayaa magacdoida lagu sheegay Aaden Xassan Maxamed (22) jir iyo Ibrahim Cali Guyo (19) jir. Geesinimada tagsiilahan ayaa aad loo amaanay waxayna muujinaysaa in Somalidu ay necebyihiin argagixusada.


Booliiska Kiiniya ma sheegin in labadaan argagixis oo lagu qabtey qoryo iyo daqiiq laga sameeyo qaraxyada ay qayb ka ahaayeen weerarkii lagu qaadey huteel Dustis usbuucii hore.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.