X

Saraakiil Itoobiyaana oo booqasho ku tagay Garoowe

Horgale Xasan Culusow inti la doortey waxa dib u soo noqday in dawlada Itoobiya ay ilaashato danteeda siiba dhinaca amniga maadaama Xasan Culusow si toosa ula jiro Masar arinta webiga Niil ee aan wax shaqo ah ayna Soamliya ku lahayn.


Saraakiishan Itoobiyaanka ayaa iska moosaya masiibada uga imaan karta Xasan Culusow oo ay wataan Carab Soamliya la rabta inayna weligeed soo kicin, ayan isku mashquulaan jaarku.


Intii uu qabsaday xukunka  Cabi Axmed ayaa waxa yaraaday Somalida lagu xasuuqayo Itoobiya iyo weliba farogelinti joogtada ahayd ee taliskui Tigreegu ku hayay dalka.



”Waa la ogaa iyagaa fadhiyay madaxtooyada xilligii Xasan Culusow waxase la eryay markii uu xukunka qabtey madaxweyne Farmaajo. Inkastoo Cabi Axmed ayna wax dana ugu jirin qaska Somaliya isagoo Oromo ah haddana markay timaado danta dalkiisa uma malaynayo inuu ka jeesanayo.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.