Thursday, December 7th, 2023
header










Meta







Sarkaal sare oo ka tirsan argagixisada shabaab oo isa soo dhiibey iyo Muqdisho oo lagu soo wado: Warbixin

alshabab-170x114[1]Gedo 27 Dec 2014–Sarkaal sare oo ka tirsan argagixisada shabaab laguna magacaabo Sakariye Ismaaciil ayaa isku soo dhiibey ciidamada dawlada ee gobolka Gedo waxana lagu soo wadaa Muqdisho. Sarkaalkan ayaa baxsad ahaa baryahan kadib geeridii Axmed Godane wuxuuna u qaabilsanaa dhinaca sirdoonka argagixisada waqtigeedii dhacay ee shabaab.

Afhayeen u hadlay ciidanka dawlada gobolka Gedo ayaa sheegay in ninkani ku dhuumanayay baryahanba guri ku yaal tuulada Ceelwaaq markii guriga loogu tageyna inkastoo uu haystay bastoolada hadana ma dagaalamin.

Ninkan ayaa ka mid ahaa kuwa ugu xun u xasuqay Somalida iyagoo wajiga duuban waase isqarin waayay maadaama lawada yaqaano. Dhinaca kale warar ayaa sheegaya in Kiiniya codsatay laakiin ay diideen ciidamada dawlada.

Kooxda argagixisada shabaab oo war ka soo saartay Sakariye Ismaaciil ayaa sheegtay in uu marhore ka goostay ninkani oo baryahanba ku sugnaa goobaha dawladu gacanta ku hayso. Maraykanka ayaa dul dhigey lacago cidii soo sheegta sida lagu qabanayo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Diyaarad Nayjeeriya ka timi oo rakaabkeedii wacdaro ku qabsadeen Sacuudiga

November, 15, 2023
Qisada diyaarad laga leeyahay dalkaasi Nayjeeriya oo Sacuudiga ...

Ururka samafalka MG oo London ku doortey gudoomiye cusub

July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...

Samaroon isagaa halkaa is dhigay Dhulbahantana guushaa u dhow

July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Maxaa keenay in doorashada Turkiga xilligan uu adduunku isha ku hayo?

May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...