Shalay ayay ahayd markii dawlada Somaliya eriday ku xigeenkii Amisom ee ka soo jeeday Yugaandha. Sarkaalkan ayaa lagu helay waxyaabo ka fog anshgaxa danjirenimada iyo hawsha loo igmaday.
Waxa la sheegay inuu caqabad ku ahaa horusocodka ama wada shaqaynta dawlada dhexe iyo ciidamada Amisom. ”Ma garanayo waxaan sameeyay ee laygu cunay ee aan ku waayay shaqadeyda ayuu yiri Mulongo.
Afrikaankan ayaa u qaatay inaan laga eryi karin dalka maadaama Yugaandha ay u joogaan askar badan ayan ilaaliyaan madaxweynaha. Si kastaba ha ahaatee waxa kale oo la sheegay inuu si anshax xumo ah ula dhaqmo gabdhaha Somaliyeed.
Dawlada ayaa lagu amaanay inay erido shaqsiyaadka kibirka badan ee dibusocodka ku ah madax banaanida dalka.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay