Monday, May 20th, 2024
header










Meta







SAWIRO: xaaska argagixiso shabaaba oo lagu qabtey Muqdisho

Waxa magaalada Muqdisho lagu qabtey xaas Somali ah oo uu qabo argagixiso shabaaba oo ka mida kuwa dalkeena moodey in uu jihad ku jiro dadkeena xasuuqa.



Ciidanka amniga ee NISA ayaa ku guulaystey in at gacanta ku dhigeen.

Haweeneydan oo lagu magacaabo Leyla Cumar Baaruud ayaa waxaa laga soo qabtay afaafka hore hoygii ay deganeyd oo ku yaala Degmada C/casiis ee Waqooyiga Magaalada Muqdisho.

Sirdoonka Somaliya oo muddo shan bilood ku raad joogay haweeneydan ayaa waxay gacanta ku soo dhigeen, xilli ay qorsheyneysay in bannaanada hore hoygeeda ay ka raacdo gaari.



Leyla Cumar Baaruud oo ah hooyada laba carruur ah, ayaa waxay u dhaxdaa argafgixisada ajaanibta ah oo lagu khasbey in ay guursato. Argagixiska ay qabto ayaa Itoobiya ka soo jeeda.

Sida ay sheegtay Leyla Cumar Baaruud waxaa ay hadda ku sii jeeday Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe halkaasoo uu ku sugan yahay saygeeda.



Leyla Cumar, ayaa waxaa lagu soo eedeeyay in ay Ururka Al Shabaab u qaabilsaneyd dhinaca tashkiilinta carruurta, iyadoona muddo toddobo sano ka soo shaqeynaysay arrimahaasi.

 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...