X

Saxaafada oo dibedda u soo saartey beentii Trump ku weeraray Siiriya

Saxaafada ayaa dibedda u soo saartey beentii Trump ku weeraray Siiriya. Koox la shaqaysa argagixisada oo loo yaqaan Koofiyad cad ayaa diyaariyay muuqaal muujinaya in Siiriya sun ku weerartay argagixisada.

Qorshahan oo muddo laga shaqaeeyay Ruushkuna ogaa in la diyaarinayo si loo weeraro Siiriya oo ka adkaatey argagixisadii Yuhuuda iyo Sucuudigu watey.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=yaZRZo9FGQI[/embedyt]




Rashiid Ceelanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.