X

Wasiirka arimaha dibedda ee Somaliya oo shaaciyay in dawladu waxba ka sixiixin Berbera

Wasiirka arimaha dibedda ee Somaliya Axmed Cawad ayaa shaaciyay in dawladu waxba ka sixiixin heshiiska Berbera oo xataa uuna jirin Xasan Sheekh iyo mamulkiisii inayna iyaguna sixiixin.

Wuxuu kaloo sheegay in xoghayaha DP World uu ku xadgubey qaranimada Somaliyeed.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=7RZ9qdXBiRM[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.