Dhalinta saxafiyiinta gobolka Awdal ayaa diiday inay qayb ka yihiin urur sheegta magaca saxafiyiinta Somalilaan laakiin ay beesha dhexe isku caleemo saartey. Saxafiyiinta ayaa sheegay inaanu jirin urur iyaga matala oo lagu tilmaami magaca saxafiyiinta.
Waxase muuqata in aan cidiba ogeyn oo sheekada magaca saxafiyiinta waxoogaa lacagta lagu siiyo ehelada horjooge Muuse Biixi.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay