Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Shirkii runta loogu sheegaayay Uhuru oo ka furmey Jabuuti

Madaxweynaha Somaliya ayaa xalay gaaray dalkaasi Jabuuti halkaas oo isaga iyo wefti uu hogaaminaayo ka qayb geli doonaan shirka degdega ee urur goboleedka IGAD.



Inkastoo arinta ugu weyn ee lagu lafagurayaa ay tahay xiisada Kiiniya iyo Somaliya, waxa kaloo jirta xiisado kale oo ka jira Itoobiya iyo Suudaanta ku xiratey Yuhuuda oo iyagu hadda leh gudoominta IGAD.

Farogelinta Kiiniya

Somaliya ayaa xiriirka u jartey Kiiniya kadib markii Kiiniya si toosa u farogelisay arimaha gudaha ee dalka siiba doorashooyinka xilli markii horeba ay si xooga ku timi gobolka Jubada hoose ayadoo wadata horjooge aan deegaanka u dhalan oo marhore laga soo eryaday.



“Arimaha ugu waaweyn ee dawlada Somaliya dalban doonto ayaa ah in Kiiniya ciidankeeda laga saaro Kismaayo iyo shuruudo kale oo hore u jirey laakiin Uhuru xaqirey ayuu yiri Cali Calasow.

Isku soo duub Somaliya dhib ma qabto ee waxa danta weyn ugu jirtaa Kiiniya inay hesho dawlad la jaara oo xoogleh ayuu raaciyay Cali Calasow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...