21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Saylici oo markale furey warshad dad shacaba ka hirgeliyeen Boorama

Saylici ayaa markale furey warshad dad shacaba Boorama ka hirgeliyeen. Warshadan oo furaashyada nooca buushka ah soo saari doonta ayaa dad shaqo ka heli doonaan. Waxana hirgeliyay muwaadiniin reer Awdala oo isku tagay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Ov9xkOBHIDw[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS